GUDOOMIYE ADEN MADOOBE OO SHIR GUDOOMIYEY…

(SAWIRKA)-GUDOOMIYE ADEN MADOOBE.

(MUQDISHO)-Shir uu Gudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Aden Madoobe) ayaa maanta oo Khamiis ah(16/11/23)-ka waxa uu ka dhacay Xarunta Golaha shacabka ee Villa Hargeysa,kulanka maanta ayaa waxaa goob joog ka ahaay Gudoomiye ku xigeenka koobaad Marwa Sacdiya Yaasiin X.Samantar iyo Xubnaha Gudiga Joogtada ah ee Golaha shacabka,sababta keentay kulanka maanta ayaa lagu sheegay iney tahay Ansixinta iyo Mudeynta Furitaanka Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka labadiisa Aqal,waxaane kulanka lagu go’aamiyey in kal fadhiga 4-aad uu furmo 25/11/23-ka,sidaas waxaa lagu sheegay qoraalka ka soo baxay kulankii maanta dhacay.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

WAKIILKA XOGAYAHA GUUD QM EE SOOMAALIYA OO LA KUANTAY…

Next
Next

MW-XASAN OO SHIR GUDOOMIYEY SHIR LOOGA HADLAAYEY.