GIRIIGA:TAHRIIBAYAAL LA BADBAADIYEY.

(ANKARA):Weli waxaa socdo tahriibkii badda ee lagu tegaayey dalalka Yurub waxaane inta badan dhacda in dadka tahriibaayo la kulmaan dhibaatooyin eey ka mid tahay in doomaha eey saaran yihiin la degaan dabadeedna la waayo raq iyo ruuxooda,hadaba tii ugu dambaysay ee dhacda ayaa ah in ugu yaraan kow iyo toban(11)-qofood ku dhintaan shil ka dhacay xeebaha dalka Giriiga halka loo yaqaano ANTIKYTHERA sida eey warbaahinta Giriiga sheegtay shalay oo Jimca ahayd(24/12/2021)-ka.Dadka ku dhintay shilkaas ee ah kow iyo tobanka qofood ayaa kala ah sagaal qofood oo dumar ah iyo laba caruur ah isla shilkaas ayey ciidamadda ilaaladda xeebaha ee dalka Giriiga waxa eey ka soo badbaadiyeen dad gaaraayo ilaa sagaal qofood oo kale waxa eey dadkaas geeyeen dekadda PIRAEUS.ISHA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SOMALIA:QARAXYO KA DHACAY MUQDISHO IYO KISMAAYO.

Next
Next

MEYD LA HELAY GOBOLKA OHIO EE DALKA MARAYKANKA.