GIRIIGA OO DHAAWACAY MUHAJIRIN.
MUHAAJIR DHAAWACAN.
(ANKARA-TURKEY)-Ciidamadda boolisk dalka Giriiga ayaa lagu eedeyey ineey dhaawaceen laba qofood oo muhaajiriin reer Afgaanistaan ah kuwaaso isku dayaayey ineey ka gudbaan xuduuda u dhexeeyso dalalka Turkiga iyo Giriiga. Muhaajiriinta ayey ciidamadda booliska ee Giriiga ku dhufteen laba xabadood oo ah kuwa ka sameeysan Cinjirka waxaane hadda lagu daaweynaayaa isbitaalka sida eey sheegeen hayadaha amniga ee dalkas Giriiga waxaane la xadiday in warbaahintu gaarto halka lagu daaweynaayo dadka soo dhaawacmay.
ISHA WARKA ANADOLU.