C/RAXMAAN C/SHAKUUR OO KA HADLAY ABAARAHA.
(MOGADISHU-SOMALIA)-Gudiga abaaraha ee dalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay in 6.9-Milyan qofood kuna nool dal ku yaalo Geeska Afrika(Somalia) eey wajahayaan biyo yaraan iyo cunto xumi ba’an taaso eey sababtay abaar xun oo ku dhuftay iyo tobaneeyo sano uu gobolku ka di'in roob abaarta ayaan saameyesay guud ahaan Gobolka Geeska Afrika,90% oo dhulka Soomaaliya ah ayey saameyn xooga ku yeelatay abaarta oo 66-degmo oo dalka Soomaaliya ka mida ayeyn gaartay abaarta.
ISHA WARKA ANADOLU.