CIRAAQI ISKU DAYEY INUU DIL BUSH OO…

SHIHAAB AXMED SHIHAAB IMAGE.

(COLUMBUS-OHIO)nin Ciraaqi ah oo yimid dalka Maraykanka laba sano ka hor dalbadayne magangelyo ayaa qorsheeyey shirqool lagu dilaayo Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W.Bush si uu ugu aargudo khasaarooyinkii dhimasho iyo dhaawac ee soo gaaray dadka reer Ciraaq intii uu socday dagaalkii lagu qaaday Ciraaq sannadkii 2003-dii sida eey sheegtay xukuumadda Maraykanka shalay oo Talaado ahayd. Shihaab Axmed Shihaab oo 52-jir ah sidoo kalane weday qorshe qarsoodi ah kaaso ah sidii uu dalka Maraykanka ku soo geli lahaay dad reer Ciraaq ah sifo shrci dara ah isagoo ka soo gelinaayo xuduudka u dhexeeyo Maraykanka iyo Mexico,dadkaan uu si sharci darada ah ku keenaayo ayuu Shihaab Axmed ugu talagalay ineey kala qeybgalaan dilka Madaxweynihii hore ee Maraykanka Bush,ka dib markii eey la fuliyaan qorshihiisa dilka ah ayuu rabay inuu dib ugu celiyo xuduuda Mexico,waxaa sidaas lagu sheegay dacwad loo gudbiyey Maxkamada Federaal ah taaso qaado dembiyada kuna taalo magaaladda Columbus ee gobolka OHIO.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

C/RAXMAAN C/SHAKUUR OO KA HADLAY ABAARAHA.

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY DUGSI HOOSE DALKA MARAYKANKA.