GABAR SOOMALIYEED OO DENMAR DIB UGU…
Gabar soomaaliyeed oo aabaheed iyo walaalkeed eey dileen kooxda Alshabaab ayaa wajahayso dib u celin dalka Denmark ka dib markii in ka badan shan sano eey si sharci ah ugu nooleed dal Iskaandineefiyaan ah ayey haydda socdaalka ee dalka Denmark u sheegeen Xafso oo 25-jir ah inuusan sii shaqey doonin sharcigii magangalyo waayo halkii eey ka timid ayaa nabad ah arrintaan oo kale ayaa waxa eey Denmark dib u celisay qaxooti suuriyaan ah waane arrin si aada looga cabaaday. XIGASHO NATIONAL WORLD.