FIFA OO HESHAY LACAG DHAN……

merlin_177536658_90755ea1-196c-45cd-91d0-b791faa24da4-superJumbo.jpeg

Baaris musuq-maasuq oo qaadatay muddo dhan lix sano ayaa maanta oo Talaado ah(25/8/2021)-ka la soo gabagabeeyey.Wasaaradda cadaaladda dalka Maraykanka ayaa waxa eey abaalmarin siisay xiriirka kubadda cagta adduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqano FIFA,abaalmarintaas ayaa dhan laba boqol iyo kow milyan oo doolarka Marykanka ah($201)-milyan,arrintaan ayaa waxa sameeyey xiriiradda kubadda cagta ee waqooyiga iyo bartamaha Ameerika(CONCACAF) oo eey wehliyaan wadamadda kareebiyaanka iyo xiriirka kubadda cagta koonfurta Ameerika(CONMEBOL). XIGASHO WAKAALADAHA.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

DALKA QADAR OO LOO HAYSTO DHIMASHADDA XOOGSATO.

Next
Next

WEERAR KA DHACAY DALKA TANZANIYA.