DALKA QADAR OO LOO HAYSTO DHIMASHADDA XOOGSATO.
Dalka Qadar waxa uu ku guuldaraystay inuu sharaxaad ka bixiyo boqolkiiba todobaatan(70%) dhimashadda xoogsatada muhaajiriinta ah tobankii sano ee ugu dambaysay. Dalka Qadar oo ah dalka martigelinaayo koobka kubadda cagta adduunka sannadka soo socdo-2022-ka ayaa ku guuldarastay inuu baaro sababta eey u dhinteen kumanaan kun oo xoogasato muhaajiriin ah tobankii snao ee la soo dhaafay sida eey sheegtay warbixin eey soo saartay hayadda xuquuqul insaanka adduunka(Amnesty International),hayadda ayaa sheegtay intooda badan xoogasatadda ku dhimatay dalka Qadar eey u dhinteen sababo caadi ah sida wadna xanuun iyo neefta oo ku dhegtay kuleeyl halkaas ka jiro dartiis.XIGASHO THE GUARDIAN.