FATAHAAD KA DHACDAY B/WEYNE.

(SAWIRKA)-BAABUURTII LAGU DAABULAY REER B/WEYNE XALAY.

(HIIRAAN)-Sida ey sheegayaan wararka ka imanaayo caasimadda Gobolka Hiiraan ee B/weyn xalay habeen barkii ayaa biyo ku soo fatahmeen gudaha magaaladda sida la sheegayne biyaha ayaa u galay dad iska hurdaayey waqtigaas,ma ahayn mid aan la fileyn in biyaha soo geli doonaan B/weyne laakinse waxaa lagu jiifay oo reer B/weyne is lahaayeen waxaa la furi kanaalkii ey biyaha ka bixi lahaay haddii uu da’o roob xoogan balse shaqsigii furaha haayey oo la waayey darteed ayey B/weyne biyaha u soo galeen habeenkii xalay waxaan markii dambe la furay Kanaalkii biyihiin ka bexeen dadkii reer B/weyne u heleen nafis yar.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DFS OO SOO SAARATAY WARBIXIN KU SAABSAN DAGAALKA…

Next
Next

QARAX KA DHACAY DULEEDKA MUQDISHO.