Faransiiska iyo isbayn oo..

urn-publicid-ap-org-99738a2fae35898e13832705d41bb11dMauritania_France_G5_Sahel_08269-2040x1360.jpg

Sida eey uga soo warantay magaaladda Dakar caasimadda dalka sinigaal wakaaladda wararka AP dalalka Faransiiska iyo isbayn hogaamiyeyaashooda Makroon iyo sanshees ayaa hadda ku sugan dalka Muritaanya halkaasoo eey kaga qeygeli doonaan shir eey ku leeyihiin shanta dal ee dhacda saxaraha galbeed ee qaaradda afrika wadamadaasoo kala ah Burkiino Faaso,Jaad,Maali, Muritaaniya iyo Nayjar.Ujeedka kulanka ayaa ah in la xoojiyo sidii la isaga kaashan lahaay la dagaalanka islaamiyiinta xag jirka ah kana dagaalama dalalkaas. Wadamadaan shanta ah ayaa loo yaqanaa G5 waxa eeyna dagaal kula jiraan ururadda kala ah Alqaacidda iyo Daacish.

Halkaan Riix.

Previous
Previous

Wax ka ogow..

Next
Next

Erdogan oo booqan…