Erdogan oo booqan…
Sida eey qoreen walaakadaha wararka ee ku suagan khaliijka carabta waxaa lagu wadaa maalinta berri ah kuna beegan 2/7/2020-ka in madaxweynaha dalka turkiga Erdogan inuu markii ugu horeeysay tan iyo markii uu bilaawday cudurkaan saf mareenka ee Covid-19 inuu booqasho ku tegi doono dalka Qadar,mana la sheegin mudada eey qaada doonto booqashadda madaxweyne Erdogan ee dalka Qadar.