Wax ka ogow..
wargayska Alkhaliijonline ayaa waxa uu wax ka qoray dhaqaalaha ciidamadda kaga baxo lixda dal ee laysku yiraahdo Khaliijka,wargayska ayaa akhristayashiisa u soo bandhigay shax sheegaysa dhaqaalaha dal walba kaga baxda ciidamadda amaba wasaaradda gaashaandhiga.