EU-DA OO CUNAQABATEYN SAARTAY….
(SAWIRKA)-MIDAWGA YURUB.
(BRUSELLS)-Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Midawga Yurub ayaa maanta oo Isniin ah waxa ey isku raaceen in lagu daro 7-qofood oo dheeraad ah liiska cunaqabateynta Midawga Yurub u saaray dalka Iraan,todobadaan qofood ayuu Midawga Yurub ku tilmaamay iney si aad ah ugu xadgudbeen xuquuqda aadanaha gudaha dalka Iraan,waxaane dadkaan ka mida xubno ka tirsan hayadha cadaalada Iraan iyo sarakiil sare oo iyagan ka tirsan hayadaha madaniga ah,dhammaan dadkaan ayaa masuul ka ah weeraadii lagu qaaday dadkii banaanbaxayey waqtigii uu socday banaanbxa.
ISHA WARKA AA.