KHILAAFKA HIRSHABEELE MUXUU SALKA…?

(SAWIRKA)-MADAXWEYNE CALI GUUDLAAWE IYO GUDOOMIYE CALI JEYTE.

(JAWHAR)-Waxa aan la soconaa in malmihii la soo dhaafay inuu khilaaf adag oo aan weli xal dhammaystiran loo helin inuu ka taagan yahay xilka qaadistii lagu sameeyey Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Md.Cali Jeyte Cismaan,arrintaan xilka qaadista ayaa timid ka dib markii uu Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele Md.Yuusuf dabageed uu soo jeediyey in xilka laga qaado Md.Cali Jeyte Cismaan waxaane soo jeedintasi aqbalay Madaxweynaha Hirshabeela Md.Cali Guudlaawe. Laanta Afka soomaaliga ee idaacadda BBC-da ayaa waxa ey arrintaan ka diyaarisay warbixin la xiriirrta dhibaatada ka taagan xilka qaadista Cali Jeyte.

ISHA WARKA BBC-SOMALI.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

EU-DA OO CUNAQABATEYN SAARTAY….

Next
Next

MASUULIYIN KA SOO MUUQATAY MAXKAMADA.