DUUFAAN QAADAY HABRAACII DOORASHADDA.

roble.jpeg

Habraaca doorashadda ee aqalka hoose ee baarlamaanka JFS ee shalay la soo saaray eeyna ka horyimaadeen midawga musharixiinta xilka madaxweyne iyo gudiga doorashada ee heer federaal ayaa waxaa wax ka qoray wargaysyo caan ka ah wadamadda deriska la ah soomaaliya sida dalka Kenya,wargayska Daily Nation kana soo baxa Kenya ayaa maanta oo siniin ah(23/8/2021)-ka wax ka qoray habraacii shalay soo baxay iyo diidamadii looga falceliyey,wargayska ayaa cinwaankaan siiyey qoraalkuu uga hadlaayey habraacii shalay la soo saaray ee loogaga horyimid diidmada qeexan”HABRAACA DOORASHADDA SOOMAALIYA EE LA SOO JEEDIYEY WAXAA HARAANTISAY DUUFAAN”. XIGASHO DAILY NATION.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

KALIGII TALIYIHII HORE EE DALKA JAAD OO GEERIYOODAY.

Next
Next

ROOBLE OO KU HOR CEEBOOBAY GUDIGA DOORASHADA EE HEER FEDERAAL.