DUQEYN KA DHACDAY GOBOLKA MUDUG.

(SAWIRKA)-MALEESHIYADA ALSHABAAB.

(MUDUG)-Maalmo ka hor ayey ahayd markii Horjooge sare kana tirsan kooxda Alshabaab uu isu soo dhiibay ciidamadda dawaariishta ee Galmudug,Hogaamiye Nuur Maalinguur(Nuur-Deeq) ayaa ahaay ninkii ugu tunka weynaay kooxda Alshabaab ee Gobolka Mudug bartamah Soomaaliya,hadaba duqeyn dhinaca cirka ah ayaa lagu burburiyey saldhigii ugu weynaay ee maleehsiyaadka Alshabaab ee degaanka Dumaaye kana tirsan degmada Qadiimiga ah Xaradheere ee Gobolka Mudug,saldhiga la burburiyey ayaa ahaay halka laga soo abaabulo weerarad ey kooxda Alshabaab ka fuliso Goboladda Galgaduud iyo Mudug.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MADAXWEYNE XASAN OO KA HADLAY…

Next
Next

KENYA IYO MARAYKANKA OO KU KUOMAY NAIROBI.