MADAXWEYNE XASAN OO KA HADLAY…

(SAWIRKA)-MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

(MUQDISHO)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Dr.Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin kale oo horay xilal u soo qabteen iyo kuwa hadda haayo xilal ayaa xalay khadka X(Twitter) waxa ey uga qeybgaleen barnaamij gaar ah laguna falanqeynaayey arrimaha dagalka looga soo horjeedo kooxda Alshabaab ee hadda si gaar ah uga socdo maamuladda H/shabeele iyo Galmudug. MW-Xasan ayaa sheegay iney ku guulaysan doonaan dagaalka ey dawladiisu kula jirto kooxda Alshabaab si kastoo uu dib u dhac ugu yimaado ciidamadda XDS.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

LAFTAGAREEN OO WEERAR KU AH WASIIR ILYAS.

Next
Next

DUQEYN KA DHACDAY GOBOLKA MUDUG.