DUQAYN ALSHABAAB LOOGU GAYSTAY JICIBOW.

MADAAFIICDII LAGU GARAACAY ALSHABAAB MAANTA EE BUURAHA JICIBOW.

(HIIRAAN)-Wararka ka imaanayo gobolka Hiiraan ee maamulka H/shabeele ayaa sheegaayo in maanta oo Arbaca ah weerar dhinaca madaafiicda ah lagu qaaday kooxda Alshabaab weerarka ayaa waxa uu ka dhacay dhul buuraleey ah kuna dhaw Jicibow waxaane weerarkaan qeyb ka ahaay ciidamadda Jabuuti ee qeybta ka ah ciidamadda nabad ilaalinta ee ATMIS kuna sugan gobolkaasi HIIRAAN. Kooxda Alshabaab ayaa waxa eey ku dhuumaaleysaneysay buuraha Jicibow tab iyo markii looga awood roonaaday dhammaan qeybaha kale ee gobolka Hiiraan waxa eeyna halkaas ka soo abaabulaan weeraro gaadma ah oo loo gaysto ciidamadda isku dhafka ah kuna sugan aagaas.

ISHA WARKA HIIRAAN ONLINE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ALSHABAAB OO LAGA XUREEYEY DEGAANO KA TIRSAN SH/DHEXE.

Next
Next

QARAX ISMIIDAAMIN AH OO KA DHACAY B/BURTE.