DRONES-KA TURKIGA OO QEYB AH DAGAALKA ALSHABAAB.

SAWIRKA DRONES-KA TURKIGA SAMEEYEY KANA QEYB AH DAGAALKA ALSHABAAB EE SOOMAALIYA.

(SOMALIA)-Wargayska ka soo baxa dalka Ingiriiska ee MIDDLE EAST EYE ayaa maanta oo Sabti ah waxa uu qoray doorka eey ku leeyihiin diyaaradaha aanu wedin duuliyaha(DRONES) ee lagu sameeyo dalka Turkiga loona yaqaano TB2 BAYRAKTAR dagaalka eey ciidamadda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed iyo kooxda Macaawiisleyda kula jiraan kooxda Alshabaab si eey uga saaraan degaanadooda,dagaalka looga soo horjeedo Alshabaab ayaa waxa uu ka socdaa goboladda Hiiraan oo tirsan H/shabeele,gobolka G/gaduud kana tirsan G/mudug iyo gobolka Bay kana tirsan KGS,dagaalka ayaa ilaa hadda waxaa Alshabaab looga xoreeyey dhul aad u balaaran oo eey soo maamulaayeen muddo aad u fog.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

RABSHADO KA DHACAY BURKINO FASO.

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.