RABSHADO KA DHACAY BURKINO FASO.

CIIDAMADA LA WAREEGAY TALADA DALKA BURKIINO FAASO.

(OUAGADOUGOU)-Hogaamiyaha ciidamadda qalabka sida ee la wareegay talada dalka Burkiino Faaso ayaa ku dhawaaqay maanta oo Axad ah in la joojiyo rabshadaha ka socod dalka Burkino Faaso uu ka dhacay afgembigii labaad,maalin uun ka dib markeey banaanbaxayaasha weerareen safaarada Faransiiska iyo dhismayaal kale kuna wada yaalo caasimadda OUGADOUGA.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

125-QOFOOD OO KU DHIMATAY DALKA ….

Next
Next

DRONES-KA TURKIGA OO QEYB AH DAGAALKA ALSHABAAB.