TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.

GOOBTII EEY KA DHACDAY TOOGASHADA.

(TUSLA)-Qof dhallinyara ah ayaa ku dhintay mid kalane waa uu ku dhaawacmay ka dib markii eey toogasho ka dhacday goob eey ka dhacaysay cayaar ee dugsiga sare oo ku yaalo magaaladda Tusla ee gobolka Oklahoma ee dalkaasi Maraykanka habeenkii xalay oo Jimca ahayd sidaas waxaa sheegay booliska magaaladda Tusla. Dhibanayaasha waa laba ruux oo eey da’adoodu tahay 17-jir waxa eeyna ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga sare ee Culuumta iyo Teknoolojiyada ee McLain ka hor tobankii habeenimo ee xalay waxaane sidaas lagu sheegay qoraal ka soo baxay waaxda booliska ee gobolka Oklahoma laguna daabacay barahiisa Twitter-ka iyo Facbook-ga.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DRONES-KA TURKIGA OO QEYB AH DAGAALKA ALSHABAAB.

Next
Next

AFGEMBI MAR KALE KA DHACAY DALKA BURKINO FASO.