DOORASHOOYINKA SOOMAALIYA OO LAGA GAARAY XAL.
Horaantii todobaandkan kuna beegneed maalintii Sabtida bishuna ahayd 22/5/2021-ka ayaa waxaa Teendhada afisyooni uu shir uga furmay DFS iyo dawladaha xubnaha ka ah SFD iyo maamulka gobolka Banaadir,shirkaan ayaa lagu balansanaay in la qabto maalintii khamiista eey bishaan ahayd 22/5/2021-ka,ujeedka shirka ayaa daba socday arrintii ka dhalatay waqti korosiga uu sameeyey madaxweynaha uu dhammaday waqti xileedkiisa Farmajo,waxa una Farmajo hawlihii doorashooyinka iyo amnigooda ku wareejiyey RW-Rooble si kalstaba ha ahaato arrimihii la isku haayey mudoo ka badan sagaal bilood ayaa u muuqdo ineey ku soo afjarmeen mudo dhan shan maalmood waxa dhimane ayaa ah in dalka soomaaliya aado doorasho wada ogol ah dalkana u horseeda inuu yeesho dawlad cusub dalkana gaarsiiso doorasho qof iyo cod ah bacdamaa eey ku guul daraysatay dawladdii uu hogaaminaayey Farmaajo,hadaba wixii lagy heshiiyey iyo waxa dhiman halkaan ka akhriso. XIGASHO GOOBJOOGE.