MARAYKANKA OO U DIGAY ETHIOPIA IYO RERITREA UNA SHEEGAY INUU….

download.jpeg

Sida eey qortay wakaaladda wararka REUTERS maanta oo khamiis ah 27/5/2021-ka Maraykanka ayaa waxa uu soo saaray digniin ku socoto dalalka Itoobiya iyo Eritereeya digniintaan ayaa daba socoto mid uu horay u soo saaray Maraykanka kuna saabsaneed in cunaqabateeyn dhinaca fiisaha Maraykanka ah la saari dooro saarkiishii qeybta ka haay dgaaalkii Tigray una kala dhashay Itoobiya iyo Eritereeya. Maraykanka ayaa markaan u muuqdo inuu rabo inuu balaariyo cunaqabateyntiisa uu saaraayo dalalka Itoobiya iyo Eritereeya. Wakaaladda REUTERS oo xiriir la sameeysay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya DINA MUFTI iyo wasiirka arrimaha dibadda Eritereeya Yemane Gebremeskel ayaan waxa jawaab ah ka bixin arrimihii laga filaayey ineey ka hadlaan.XIGASHO REUTERS.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

MARAYKANKA OO DHAQAALAHA KA XIRAAYO DALKA ITOOBIYA.

Next
Next

DOORASHOOYINKA SOOMAALIYA OO LAGA GAARAY XAL.