DOON WADAY TAHRIIBAYAAL OO LA SOO…

DOON WADA DAD MUHAAJIRIIN AH.

(ATHENS)-Doon kuwa shiraaca ah eeyna saarnaayeen dad fara badan oo muhaajiriin ah ayaa bixisay calaamado muujinaayo ineey ku sugan tahay kahatar waqti uu jawi aad xun ka jiro koonfurta dhulka Giriiga,doonta ayaa la soo badbadiyey loona soo jiiday dhinaca xeebta sidaas waxaa maanta oo Jimca ah sheegay ciidamadda ilaaladda xeebaha ee dalkaasi Giriiga,mana la soo sheegin wax dhaawac ah amaba dhumid ah dadka la soo badbaadiyey. Raadinta iyo soo badbaadinta doonta siday Muhaajiriinta aya bilaabaty ka dib markii eey doonta ku soo baxday jawi xun si dhib ahne u soo sameeysay wicitaan ayadoo soo jartay masaafo dhan shan iyo bar kiilomitir koonfurta Maleas ee dhacda koonfurta goboka Peloponnes sida eey sheegeen ciidamada ilaalad xeebaha dalkaasi Giriiga.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DALKA FARANSIISKA OO DIB U SOO CELIYEY…

Next
Next

BANAANBAXYO DAD KU DHINTEEN OO KA DHACAY..