BANAANBAXYO DAD KU DHINTEEN OO KA DHACAY..
RABSHADIHII KA DHACAY DALKA JAAD.
(CHAD)-Ciidamadda amaanka ee dalka Jaad ayaa rasaas ku furay banaanbaxayaal ka soo horjeedo xukuumadda Jaad,banaanbaxa ayaa ka dhacay labada magaalo ee ugu waa weyn dalkaasi Jaad shalay oo khamiis ahayd,rasaasta eey rideen ciidamadda amaanka dalka Jaad ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaaraayo 60-qofood sida uu sheegay afhayeenka dawladda Jaad.Xukuumadda Jaad ayaa soo rogtay Bandaw ka dib rabshadihii dhacay awoodood waxane rabshadaha sababay markii uu hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee dalka Jaad Mahamat Idris Deby uu ku darsaday waqti xileedkiisa muddo dhan laba sano oo dheeri ah.
ISHA WARKA AP.