DALKA FARANSIISKA OO DIB U SOO CELIYEY…

FARANSIISKA.

(FRANCE)-Dalka Faransiiska ayaa dib u soo celiyey caruur dhan afartan canug iyo shan iyo toban hooyo kuwaaaso ku sugnaay xero ku taal dalka Suuriya sidaas waxaa sheegtay xukuumadda Faransiiska shalay oo khamiis ahayd. Caruurta laga soo celiyey dalka Suuriya ayaa loo gudbin doonaa goobo lagu baaro caafimaadkooda laguna xanaaneeyo goobahaas ayaa waxa eey hoos tagaan ururda bixiyo adeega bulshada ee dalkaasi Faransiiska halka hooyooyinka dhalay caruurtaas gacanta loo gelin doono hayadaha cadaaladda si loo marsiiyo wixii sharci ah,sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Faransiiska.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DALKA JAAD OO BAABI’IYEY TODOBO XISBI.

Next
Next

DOON WADAY TAHRIIBAYAAL OO LA SOO…