DOOMAHA IRAAN OO SI SHARCI DARA AH UGA….

(SAWIRKA)-MARAAKIIBTA XAALUFISA XEEBAHEYNA.

(SOMALIA)-Tan iyo markii ey burburtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya sannadkii 1991-dii dalkana galay fawdo iyo in shacabkii Soomaaliyeed isu dagaalo Qabiil,arrintaan ayaa waxaa dhinac socday dhac iyo boob lagu haayo khayraadka dalka Soomaaliyeed gaar ahaan khayraadka ku jiro Badda gaar ahaan Badda Cas oo dhinaca ku hayso dalka Yeman,xusuusnow in dalka Yeman xeebihii badda Cas ey maamulaan kooxda Xuutiyiinta ee gacan saarka la leh dalka Iraan,hadaba warbixin ey soo saartay IUU-da ayaa lagu sheegay in doomo laga leeyahay dalka Iraan iney si sharci darra ah uga kallumaystaan badaha dalka Soomaaliya gaar ahaan Badda Cas.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DABAYSHA TEJ OO KHASAARO KA GAYSATAY YEMAN.

Next
Next

CIIDAMADA ISRA’IIL OO LA KULMAY ISKA CAABIN XOOGAN.