CIIDAMADA ISRA’IIL OO LA KULMAY ISKA CAABIN XOOGAN.

(SAWIRKA)DAGAALKA BERIGA AH.

(GAZA)-Tan iyo markii uu soo bilawday dagaalka u dhexeeyo Xarakada Xamaas iyo ciidamadda difaac Isra’iil(IDF) 7/10/23-ka ayaa maanta galay todobaakiisii seddexaad,dagaaalkan ayaa sii xogaystay markii ciidamadda difaac Isra’iil ey bilaabeen iney gudaha u galaan Marinka Gaza taaso laga deyriyey haddii Isra’iil sameyso in halkaasi ey dhici doonto dhibaato bani’aadan midii ugu xumeed abid ee ka dhacda Gaza,ciidamadda difaac Isra’iil oo wata Taangiyo ayaa dhinacyo kala duwan waxa ka soo weereen Gaza waxa eyna halkaasi kala kulmeen iska caabin culus una diiday iney ku sii socdaan gudaha Gaza. Warbixin maalinla ah ey soo saartay Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa sidaan ahayd maanta: Tirada Guud ee dhimashada waa 8306-qofood,Tirada caruurta dhimatay waa 3457-caruur ah, Dumarka waa 2136-qofood, Tirada Guud ee dhaawaca ah waa 21,048-qofood.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DOOMAHA IRAAN OO SI SHARCI DARA AH UGA….

Next
Next

EU-DA OO SOOMAALIYA UGU DEEQDAY…