DONALD TRUMP OO HORTEGI DOONO…

DONALD TRUMP.

(NEW YORK)-Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa noqon doono Madaxweynihii ugu horeeyey oo Maraykan ah abid la horkeeno Maxkamad isagoo dembi lagu edeynaayo,sadaasha arrintaan Donald Trump ayaa waxaa dhici karta iney timaado iska caabin xoogan laguna difaacaayo sumcadda Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donad Trump. Donald Trump ayaa gaaray magaaladda New York oo ah halka dacwadu ka socoto maanta oo Isniin ah isagoo ka soo duulay gobolka Florida,waxa uuna berri oo Talaadaah hortegi doonaa Maxkamada.

ISHA WARKA AA.

HALKAANKA SIIAKHRI.

Previous
Previous

RUUSHKA OO QABAN DOONO…

Next
Next

QARAMADA MIDOOBAY OO WAR KA SOO…