QARAMADA MIDOOBAY OO WAR KA SOO…
MUHAAJIRIINTA LIIBIYA.
(TRIPOLI-LIBYA)-Xukuumadda Libiya ee fadhigeedu yahay magaaladda Caasimadda ah ee Tripoli ayaa iska diiday warbixin ey soo saartay Qaramada Midoobay kuna saabsan xadgud lagu sameeyey xuquuqda dadka Muhaajiriinta ah ee ku sugan gudaha dalka uu la degay dagaalka ee Libiya. Warbixinta Qaramada Midoobay ee uu soo diyariyey Ergada Xaqiiqa u helida dhibaatoyinka lagu haayo dadka Muhaajiriinta ah ayaa muujinayso iney jiraan cadaymo lagu kalsoonaan karo oo ah in la galay dembiyo lid ku ah Bani’adanimada dembiyadaso laga galau dadka Muhaajiriinta ah ee ku sugan dalka Libiya,Muhaajirintaan ayaa waxa ka mid ah Dumar la Adoonsaday dabadeedna si xoog ah loog Galmooday.
ISHA WARKA AA.