RUUSHKA OO QABAN DOONO…

SAFIIRKA MARAYKANKA EE QARAMADAMIDOOBAY.

(UN)-Dalka Ruushka oo ka mida shanta dal ee leh awooda VETO kana tirsan shan iyo tobanka dal ee xubnaha ka ah Golaha Amaanka ee Qaramada Madoobe ayaa loo malaynayaa inuu qabto Madaxnimada wareega ah ee Golaha Amaanka Qramada Midoobay ayadoo loo malaynaayo ineey ka dhalato carro iyo cambaareyn kaga imaaneyso dalka Ukrayn iyo xulufadiisa ka tirsan Golaha Amaanka Qaramada Midoobay.

ISHA WARKA AA.

HALKAANKA SII AKHRI.

Previous
Previous

FIFA OO DALKA PERU KA WAREEJISAY…

Next
Next

DONALD TRUMP OO HORTEGI DOONO…