DHUL GARIIRKI KA DHACAY AFGANISTAAN OO..

BURBURKII DHUL GARIIRKII AFGANISTAAN.

(AFGANISTAAN)-Dalka Afgaanistaan waxa uu ka mid yahay dalalka uu la degay dagaalka waxa eeyna dagaal ku soo jireen muddo dhan amaba ka badan labaatan sano,dalkaas ayaa waxaa ka jirtay dawlad gacan saar la lahayd Midawgii Sofeeti waxaane dawladaas dagaal xukunkii uga tuuray dagaalyahano u dhashay Afgaanistaan iyo kuwa kale kana kala yimid caalamka Islaamka iyo Carabta waxaane gadaal ka taagnaay dawladdo uu dagaal kala dhexeeyey Midawgii Sofeeti ee jiray waqtigaas,markii la riday xukunkii shuuciga ahaay ayaa waxa gacanta isula tegay kuwii wada riday dawladdii shuuciga ahayd waxaane halkaas ka bilawday dagaalkii lagu qaaday dalka Afgaanistaan eeyna qaadeen xulafo uu hogaaminaayo Maraykanka waxa uuna dagaalkaas soo afjarmay bishii Agoosto-2021-kii ka dib markii dalka Maraykanka uu kala soo baxay ciidamadiisa dalkaasi Afgaanistaan. Marka laga soo tago dagaaladda dalka Afgaanistaan waxaa ka dhaca dhibaatooyin dabiici ah uu ka mid yahay Dhul Gariirka waxa uuna dhul gariirkii ugu dambayey dalkaasi ka dhacay maanlintii Arbacada kaaso galaaftay nolosha dad fara badan,waxaane maanta oo Jimca ah la soo sheegaa in dhimashada dadkii ku dhintay dhul gariirka eey gaartay ilaa 1,500-qofood ayana ka mid yihiin 70-caruur sida uu sheegay madax UNICEF ee dalkaasi Afgaanistaan Maxamed Ayoya.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

WEERAR KA DHACAY OSLO.

Next
Next

NIN HORAY DAD UGU LAYEY NORWAY OO…