WEERAR KA DHACAY OSLO.

CALANKA LGBT.

(NORWAY)-Nin hubaysan ayaa rasaas ku furay goob lagu caweeyo gudaha magaaladda caasimadda ah OSLO ee dalkaasi Norway waqti hore oo maanta oo Sabti ah,weerarkaas ayaa waxaa ku geeriyooday 2-qofood waxaane ku dhaawcmaya 20-qofood oo kale.Weerarkaan ayey hayadaha amaanka dalka Norway ku sheegeen inuu yahay mid argagixiso uuna fuliyey shaqsi loo malaynaayo inuu ka tirsan yahay ururada xagjirka ah ee Islaamiyiinta,goobtaan uu ka dhacay weerarka ayaa ahayd meel eey ku dabaal degaayeen dadka ka tirsan LGBTQ iyo gooba kale eey ka dheceysay xafladaan ayuu ka dhacay weerar waxaane dhammantooda fuliyey shaqsi haysto dhalashada Norway asalkiisuna yahay Iraan,ninkaan oo 42-jir ah ayaa la sheegin magaciisa ilaa hadda waane nin eey aqoon u leeyihiin hayadaha amaanka dalkaasi Norway oo waxa uu isticmaalaa maandooriyaha oo horay ayuu u galay dembiyo.

ISHA WARAKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DHUL GARIIR KA DHACAY IRAAN.

Next
Next

DHUL GARIIRKI KA DHACAY AFGANISTAAN OO..