DHAC HUBAYSAN OO KA DHACAY..

SAWIRKA NINKA LA TUHMAYO.

(LOS ANGELS)-Ma aha mid ku cusub ineey dalkaasi Maraykanka uu dhaco dhac hubaysan loona gaysto goobaha ganacsiga ee yaryar,inta badan dhacaan hubaysan ayaa loo gaystaa dukaamadda lagu iibiyo Sigaarka iyo waxyaabaha la halmaala waxaan dhacaasi gaysta dhallinyaro eey da’adoodu ka yar tahay 35-jir balse leh balwad ku qabsaysa ineey sameeyaan dhacaasi hubaysan marka eey waayaan kharashkii eey ku iibsan lahaayeen balwada,hadaba gobol ka mida goboladda dalkaasi Maraykanka ayaa lagu dilay laba qofood waxaane lagu dhaawacay sedex kale ka dib markii shaqsi hubaysan uu gaystay dhac waqti eey jirtay xaflad loo dabaal degaayey taasoo loo yaqaano 7/11 kuna beegneed shalay oo isniin ahayad. Dhacaan hubaysan ayaa waxa uu ka dhacay koonfurta gobolka kalifoorniya ee dalkaasi Maraykanka,maamulka gobolkaas ayaa sheegay ineey ku raad joogaan shaqsigii gaystay dhaca hubaysan kaaso ula ekaaday maamulka inuu yahay mid horay u galay seddex dembi oo kale ka dib markii la daawaday kaamiradda qarsoon(CCTV).

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DALKA IRAAN OO XIRAY FILIM SAMEEYE CAAN AH.

Next
Next

QARAX CARUUR KU DHIMATAY OO KA DHACAY…