DALKA IRAAN OO XIRAY FILIM SAMEEYE CAAN AH.

JACFAR PANAHI.

(DUBAI)-Dalka Iraan ayaa waxa uu xiray Filim sameeye adduunka caan ka ah,sida eey ku soo warameen warbaahino kala duwan maanta oo Talaada ah,waane qofkii seddexaad oo reer Iraan ah ee la xiro wax ka yar todobaad waayo xukuumadda Iraan ayaa waxa eey si adag ula macaamilaysaa Filim sameeyayaasha reer Iraan bacdamaa uu dalka Iraan u dabaal degaayo wax soo saarkooda dhinaca Filimada ah. Xiritaanka loo gaystay ninka ku guulaystay inuu yahay agaasimihii ugu filim samayn wanaagsanaay Jacfar Panahi iyo cadaadiska baahsan ee saaran Filim sameeyeyaasha reer Iraan ayaa waqtigaan noqday mid sidii mawjadaha waxa una u kordhaa si deg deg ah ayadoo eey jirto xiisad adag una dhexeeyo dalka Iraan iyo reer Galbeedka oo dhinaca Nuclear-ka ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

CIIDAMADI INGIRISKA KA JOOGAY…

Next
Next

DHAC HUBAYSAN OO KA DHACAY..