QARAX CARUUR KU DHIMATAY OO KA DHACAY…

CIIDAMADDA AMAANKA TOGO.

(DOULA-CAMEROON)-Waxaa ku geeriyooday 7-caruur ah qarax loo maleeynaayo ineey ka dambeeyeen kooxo aragagixisa ah waqooyiga dalka Togo habeenimadii Axada soo gelaysay. Kooxaha gargaarka oo si dhaqsi ah u gaaray goobta eey wax ka dhceceen ayaa Raadiyaha Motaog iyo Tv-ga Dapaog u sheegay mida eey tahay magaaladda uu qaraxa ka dhacay.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DHAC HUBAYSAN OO KA DHACAY..

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY KWAZULU-NATAL.