DFS OO U MAGACAWDAY SAFIIRK DALKA QADAR.

(SAWIRKA)-WASIIR DOODISHE.

(MUQDISHO)-Dhawr bilood ka hor ayey ahayd markii aan halkan aan idinkula wadaagau Liis dheer ey ku qornaayeen Magacyada Safiiradda Cusub ee Soomaaliya dibadda u fadhiyi doono,Safiiradaas ayaa waxaa ka mid ahaay laba Wasiir kana tirsan Xukuumadda uu Hogaamiyo RW-Xamse cabdi Barre. Labada Wasiir ee ka soo dhex muuqatay Liiskii aan helnay ayaa kala ahaay Wasiirka Amniga Qaranka ee DFS Maxamed Axmed Sheekh Cali(Doodishe) iyo Wasiirka Wasaaradda waxbarshada iyo Hiddah iyo dhaqanka Md. Faarax Sheekh C/qaadir,labadaan Wasiir ayaa la sheegay iney Safiiro ka kala noqon doonaan Qadar iyo Masar,hadaba maanta oo Khamiis ah ayaa si rasmi ah waxaa lo magcaabay Safiirka DFS u fadhiyi doona dalka Qadar Md.Doodishe sida ey inoo xaqijiyeen warar lagu kalsonaan karo.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

HAYADDA OXFAM OO KA DAYRISAY XAALADDA…

Next
Next

MAXAANAD OGAYN OO KA DHEX DHACAY BAARLAMAANKA PUNTLAND?