DAWLADDA CUMAAN OO XAQIIJISAY..

3924.jpeg

Saldana Cumaan ayaa xaqiijisay in la damacsanaay in la afduubo markabka ka diiwaan gashan Panama sidayna shidaal xeebaha dalka Imaaraatka Carabta,waxaane markabka weerartay koox doonaysay ineey afduubato kooxdaas oo hubaysneed ragna wada ahaa. Dhacdadaan ayaa waxa ku kacay sideed ama sagaal rag ah oo hubaysan,waxa uuna afduubku dhammaaday ka dib markii kooxda hubaysan isaga tageen markabka subaxnimadii hore ee maanta oo Arbaca ah(4/8/2021)-ka sidaas waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay ciidamadda badda ee boqortooyadda Ingiriiska.XIGASHO THE GUARDIAN.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SOOMAALIYA OO KA AAMUSTAY….

Next
Next

GABAR LA KUFSADAY LANA DILAY KUSIGA KA DIB.