GABAR LA KUFSADAY LANA DILAY KUSIGA KA DIB.

Azra-e1627986932790.jpeg

Azra Gulendam Haytaoglu waa kow iyo labaatan jir dhigata jaamicad waxaane la waayey sideed iyo labaatankii bishii hore ee Juulaay-2021-ka waxaane ayadoo dhimatay laga helay dhulka hawdka ah kuna yaalo Turkiga gobolkiisa Miditereeniyanka ee Antalya shalay oo ahayd Isniin(2/8/2021)-ka. Sida eey sheegtay DHA 48-jir ah injineer kana shaqeeyo shirkadda Real state lana yiraahdo Mustafa Ayhan ayaa xabsiga loo taxaabay waxa uuna cadeeystay(Qirtay) inuu galay dembi dhinaca galmadda ah ka dibne uu dilay Azra.Inta uu socday wareysiga Ayhan ayuu sheegay ka dib markii uu kufsaday Haytaoglu inuu ku dhex ceejiyey musqusha kuna dilay halkaas,ka dibne uu jarjaray hilibkeed una qeybiyey shan qeybood kuna dhex riday shando markaas ka dibne uu ku duugay hawdka Kepez ee gobolka Antalya. XIGASH MIDDLE EAST MONITOR.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

DAWLADDA CUMAAN OO XAQIIJISAY..

Next
Next