DALKA TURKIGA OO LAGA NACAY AJAANIBTA.
(ANKARA-AP):Tan iyo markii uu xisbiga mucaaradka ah ee dalka Turkiga bilaabay inuu xukuumadda uu hogaamiyo Ordigaan ku eedeeyo ineey dalka baabi'inayso ayaa waxaa bilawday nacaybka loo qabo dadka soo gelootiga ah kuna sugan Turkiga gaar ahaan dadka ka soo cararay dagaalka Suuriya. Fadumo-Zahra waa hooyo Suuriya u dhalatay joogtana dalka Turkiga ayadoo qaxooti ah waxaane la socdo wiilkeed oo toban jir ah,Fadumo ayaa waxaa soo weeraray deriskeeda oo Turki ah waayo ayadda waa Suuriyadd ka timid magaaladda uu aafeeyey dagaalka ee Aleebo waane 32-jir. XIGASHO AP.