DALKA SWEDEN OO LAGA YAABO IN LA XIRO…

MASJID.

(SWEDEN)-Xukuumada Sweden ayaa hadafkeedu yahay ineey xirto dugsiyo fara badan kuwaaso ey iska leeyihiin bulshada Muslimiinta ee dalka Sweden,arrintaan ayaa ah tartan cusub oo horay loogu riixaayo Dacwado lido ku ah Muslimiinta dalkaas Sweden iyo edeyn la rabo in lagu joojiyo waxbarashada gaarka ah,lana damacsan yahay in la sameeyo cambaareyn midab kala sooc ah si bulshada Muslimiinta ah looga hor istaago dugsiyada Islaamka lagu barto ee dalkaasi Swden.

ISHA WARKA DAILY SABAH.

HALKAANKA SII AKHRI.

Previous
Previous

ISTICMAALKA FENTANLY OO DAD BADAN UGU….

Next
Next

QARAX KA DHACAY DALKA AFGAANISTAN.