ISTICMAALKA FENTANLY OO DAD BADAN UGU….

FENTANLY WAA KANIINIGAAN.

(USA)-Dalka Maraykanka waxaa dhibaato ba’an ku haayo dadka isticmaalo daawooyinka loogu talagalay in lagu joojiyo xanuunka sida daawada la siiyo dadka qaba amaba u ku dhacay cudurka CANCER-KA,hadaba gudaha dalkaasi Maraykanka ayaa dad waxa ey ugu dhinteen kuwa kalane isbitaaladda u jiifaan isticmaalka ‘FENTANLY” taaso sida muujada biyaha badda uga jirto degmada Los Angels ee gobolka Kalifoorniya waxa eyna tirada gaartay 1,280% inta u dhexeysay sannadadii 2016-kii ilaa 2021-kii,sida laga soo xigtay warbixin ey qoreen koox qaabilsan ka hadlidda dhibaatooyinka caafimaadka guud.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ALSHABAAB LAGU LAAYEY….

Next
Next

DALKA SWEDEN OO LAGA YAABO IN LA XIRO…