DALKA IRAAN OO ISKA DIIDAY.

SALMAN RUSHDIE.

(TEHRAN)-Dalka Jamhuuriyadda Islaamiiga ee Iraan ayaa maanta oo Isniin ah waxa eey iska diideen ineey ku lug lahaayeen isku daygii dil ee lagula kacay ninkii qoray buugii AAYADAHA SHEYDAANKA Salmaan Rushdie 75-JIR,ninkaan ayaa waxaa dil ku xukumay Imaam Al-khumaynigii xukumi jiray mana dul qaadin xukunkaas oo hadda laga joogo 34-sano.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

38-MUHAAJIR OO KU DHIMATAY…

Next
Next

WARAR QUBANE AH.