DALKA IMAARAATKA CARABTA OO DHAQAALE…
Madaxweynaha Imaaraatka Carabta.
(DUBAI)-Baaritaan ay sameeyeen shaqaale u shaqeeyo hayad diiwaan geliso waxyaabaha dhaca(FARA) ayaa xareysay dukumintiyo muujinaayo ineey jiraan in ka badan labaatan iyo shan qofood oo ah kuwa ku shaqeysta iney wax soo qalqaaliyaan ayaa wakiil ka ahaay dalka Imaaraatka Carabta inta u dhexeysay sannadadii 2020 ilaa 2021-dii,shaqaalahaan Ajnabiga una shaqeynaayey dalka Imaaraatka Carabta ayaa ka koobnaay 10-kun qofood oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha siyaasadda waxa eyna xiriiro la sameeyeen Kongareeska iyo Senitarada dalka Maraykanka,waxaa kaloo ey xiriir la sameeyeen warbaahinadda caalamiga ah kuwooda ugu magaca dheer,Dhaqaalaha dalka Imaaraatka Carabta ka galay hawshaan ayaa lagu sheegay inuu dhan yahay $64-Milyan oo doolarka Maraykanka ah.
ISHA WARKA MEE.