WADAMADDA GALBEEDKA AFRIKA OO ISKU…

ECOWAS HOGAMIYEYAASHISA.

(KIGALI)-Hogaamiyeyaasha wadamadda Galbeeka Afrika ayaa isku raacay ineey samaystaan ciidamo ayaga u gaar ah oo soo farageliyo isla markaasne ka hortago maleeshiyaadka hubaysan ee argagixiasada iyo arrimaha la xiriiro afgembiyadda ka dhaca Galbeedka Afrika. Wadamadaan galbeedka Afrika ayaa waxaa ka jiro kooxo Argagixisa ah sida Boko Xaraam oo hadda ka dagaalanta gobolkaas iyo afgembiyo is daba joog ah kana dhaca tusaale ahaan dalka Burkino Faso.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

NIN TOOGTAY EEY OO LAGU XUKUMAY….

Next
Next

DALKA IMAARAATKA CARABTA OO DHAQAALE…