DACWAD KA BILAABATAY GOBOLKA VIRGINIA.
JOE LOUIS.
(WASHINGTON)-Garsoorayaal dadweyne oo heer sare ah ayaa dembi ku soo oogay nin degan galbeedka gobolka Virginia ee dalkaasi Maraykanka,ninkaas ayaa toogtay dilayne seddex qofood oo la shaqeynaayey gudaha Maryland washad ku taalo ka dibne waxa uu toogtay dhawacayne askeri ka tirsan ciidamada ilaalada HWY-da askeriga ayaa isku dayey inuu ka jawaabo qeyla dhaanta halkaas ka jirtay. Joe Louis Esquivel oo 23-jir ah degane xaafadda Hedgesville ee gobolka Virginia ayaa lagu helay inuu galay dembiyo dhacay 29/6/22-kii dembiyadas oo ka kala dhacay goob shaqo iyo banaanka goobta shaqada waxaane loo kala qaaday dil iyo isku day dil waane labada lagu maxkamdeynaayo Joe,waxaa kaloo lagu edeyhaa inuu isticmaalay hub kuna galay fal dembiyeed,sidaas waxaa sheegtay Christne Remsburg ahne kaaliyaha xeer ilaaliyah gobolka Washington ee degmada Maryland ee dalkaasi Maraykanka.
ISHA WARKA AP.