BOOLISKA QAARADA YURUB OO QAADAY..

CIIDAMADDA XUDUUDA.

(PARIS)-Shabakad fidna wadayaal ah laguna tuhmaayo ineey si aan sharci ahayn ku soo daabuleen dad gaaraayo ilaa 10,000-qofood doomo yar yar kuwaso isaga kala goosha Kanaalka Ingiriiska iyo dalka Ingiriiska ayaa la soo xiray waxaane ka mid ahaay 39-qofood oo kale arrintaan ayaa dhacday ka dib markii booliska uu sameeyey hawlgal balaaran,waxa eey intaas ku dareen shalay oo Arbaca ahayd in masuuliyiinta sheegeen in booliska qaaradda Yurub soo heleen 135-doon lagana soo kala helay guryo eey leeyihiin dad beeraaleey ah,bakhaaro ku yaalo dalka Holland iyo in ka badan 100-xabbo oo ah jaakadaha dadka ka badbaadiyo ineey degaan gunta biyaha(Life Jackets),matooro iyo ulaha lagu wado doomaha aan lahayn matoorka amaba uu ka halaabay,lacag CASH ah oo loo isticmaalayey kontorobaanka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

XOGHAYIHII GUUD EE URURKA OPEC OO GEERIYODAY.

Next
Next

DACWAD KA BILAABATAY GOBOLKA VIRGINIA.