RW-BORIS JOHNSON OO IS CASILAY.
REYSAL WASAARAHA INGIRIISKA.
(LONDON)-Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa waxa uu ku dhawaaqay inuu is casilay maanta oo oo khamiis ah ayadoo eey xukuumadiisa ka dhex jirtay ku kacsanaan eey ku kacsan yihiin xubno ugu sareeyo xukuumadiisa,tan ayaa calaamad u ah soona afjarayso seddexdii sano ee uu jiray sawaxanka dhinaca waooda ah taaso uu RW-Boris ku fadeexoobay waxa eeyna u muuqatay in mararka qaarkood in RW-Boris uu jebinaayo sharciga siyaasadda dalka Ingiriiska.
ISHA WARKA AP.