DAACISH LAGU DILAY SUURIYA.

AMEERIKA.

(WASHINGTON)-Ciidamadda Maraykanka ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay in la dilay dagaalamayaal Daacish ah ayagoo ciidamadu ku jiraan hawlgaladoodii shaqo ee waqooyiga dalkaasi Suuriya.”Xalay ciidamadda Maraykanka ee dhexe ayaa diyaaradaha qumaatiga u kaca ku fuliyey hawlgal ka dhacay Waqooyiga-bari ee dalkaasi Suuriya taaso u dhaw tuuladda Qamishi waxaane lagu bartilmaameedsaday Raqaan Waxiid Al-shamri iyo saraakiil kale oo ka tirsan kooxda Daacish una qaabilsan fududeynta tahriibinta hubka suuqa madaw ah laguna taageeraayo dagaalamaayasha Daacish ee sameeyo hawlgaladda”sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay ciidamadda dhexe ee dalkaasi Maraykanka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MIDAWGA YURUB OO OGAADAY UGU DAMABAYNTII..

Next
Next

DUQA NEW YORK OO KU DHAWAAQAY…