MIDAWGA YURUB OO OGAADAY UGU DAMABAYNTII..
TALYAANIGA.
(QUBRUS)-Qaar ka mida wadamada dhaca badda Miditereniyanka ayaa sheegay maanta oo Sabti ah in hayadda ilaaliso xuduudyada Midawga Yurub”FRONTEX”ayaa doonayso in laga hawlgalo gudaha dawladaha dunida seddexaad si loo joojiyo dadka sida sharci darrada ah dadka u tahriibiyo kuwaaso khatar geliyo nafta dad fara badan oo eey tahriibiyaan.Masuuliyiin sare kana kala socotay dalalka Isbayn,Talyaaniga,Giriiga,Malta iyo Jasiiradda Qubrus oo wada ah wadamadda eey soo gaaraan dadka ugu faraha badan ee ah muhaajiriintakana soo talaabo xuduudyada Koonfureed iyo Koonfur-bari.
ISHA WARKA AP.